Janet Jackson oo markii ugu horreysay jalbab kusoo bannaan baxday

Janet Jackson oo markii ugu horreysay jalbab kusoo bannaan baxday


ADVERTISEMENTS
Fannaanadda ayaa gacanta haysatay ninkeeda carabka milyaneerka ah ee Wissam Al Mana (41-jir), oo ay guursatay sanadkii 2011, una leedahay uur ay mar dhow dhigi rabto.

Lammaanahan ayaa caadi ahaantooda daggan magaalada Doxa ee dalkaasi Qadar, waxaana ay magaalooyinka waaweyn sida London, New York iyo meelo kale u tagaan dalxiis iyo dukaameysi.

Janet Jacson ayaa isbaddan dhanka diinta iyo labiska ku yimid kaddib markii ay guursatay ninkan muslimka ah, waxaana ay horay usoo martay labo guur oo aysan wax awlaad ah ka helin.


 Janet Jackson oo markii ugu horreysay jalbab kusoo bannaan baxday



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Janet Jackson oo markii ugu horreysay jalbab kusoo bannaan baxday
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-07T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Janet Jackson oo markii ugu horreysay jalbab kusoo bannaan baxday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments