DAAWO SAWIRRO: Shahid Kapoor Oo Casho Geeyey Xaaskiisa Mira Rajput Iyo Ujeedkii Uu Ka Lahaa

DAAWO SAWIRRO: Shahid Kapoor Oo Casho Geeyey Xaaskiisa Mira Rajput Iyo Ujeedkii Uu Ka Lahaa


ADVERTISEMENTS
 Atooraha la jecel yahay ee shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Shahid Kapoor iyo xaaskiisa Mira Rajput ayaa waxay waqti ku qaateen magaalada fiidnimadii Arbacadii.

Most Adorable Couples Of Bollywood waxay go’aansadeen inay waqti kusoo qaataan magaalada isla markaana ay kusoo sheekeystaan bannaanka, halka sidoo kale ay doonayeen inay iska soo qaadaan caajiska cunnada aqalkooda.

Mid ka mid ah maqaayadaha loogu jecel yahay xaafadda Bandra ayey booqdeen halkaasoo ay kasoo casheeyeen, waxaana xusid mudan inay saxaafaddu sawirro soo jiidasho leh ka qabatay Shahid Kapoor iyo xaaskiisa Mira Rajput oo gacmaha isheysta xilligii ay maqaayadda kasoo baxayeen.


Shahid Kapoor iyo xaaskiisa Mira Rajput sida iska cad waxay doonayaan inay bannaanka kusoo sheekeystaan, sidoo kale atooraha filimka Padmavati ma doonayo inay xaaskiisu aqalka ku caajiso waana sabab kale oo kulankoodaan loo daliishan karo.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO SAWIRRO: Shahid Kapoor Oo Casho Geeyey Xaaskiisa Mira Rajput Iyo Ujeedkii Uu Ka Lahaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-23T22:46:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO SAWIRRO: Shahid Kapoor Oo Casho Geeyey Xaaskiisa Mira Rajput Iyo Ujeedkii Uu Ka Lahaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:46 PM and have 0 comments