Daawo Nin ku Qayila Shidaal iyo Basbaas oo ku nool Muqdisho. Marqaan kii ugu halista badnaa!

Daawo Nin ku Qayila Shidaal iyo Basbaas oo ku nool Muqdisho. Marqaan kii ugu halista badnaa!


ADVERTISEMENTS
Mayoow Cali Ibraahim oo  ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ku qayilo markuu jaadka cunayo  shidaal , nafto ah , basbaas shidni ah iyo waliba xawaaji uu ku cuno jaadka. 
Mayow ayaa sheegay inuu shidaalka siiba naftada markuu ku cuno qaadka uu ka helo marqaan xad dhaaf ah oo heer sare ah. 


Mayoow Cali ayaa sheegay inuu jaadka uu shidaalka iyo basbaaska la shiiday ku cabaayay ilaa 1989 uuna wax dhib ah kala kulmin. 



Arrinkaan oo ah halis caafimaad ayaa lala yaabay sida uu ugu noolyahay ninkaan waxaana ay noqoay arrin mucisjiso ah oo lala yaabay.



Halkaan ka daawo muuqaalka Mayoow oo shidaal ku marqaamayo


Muuqaalka waxa laga soo xigtay Muqdisho Films


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Nin ku Qayila Shidaal iyo Basbaas oo ku nool Muqdisho. Marqaan kii ugu halista badnaa!
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-12T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Nin ku Qayila Shidaal iyo Basbaas oo ku nool Muqdisho. Marqaan kii ugu halista badnaa!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments