Daawo: Dagaalkii Faro Ka Hadalka Ahaa Ee Dhex Maray Ciyaartoyda Kooxaha Man City iyo Chelsea, Kaadhkii Casaa Ee Fernandinho Iyo Aguero

Daawo: Dagaalkii Faro Ka Hadalka Ahaa Ee Dhex Maray Ciyaartoyda Kooxaha Man City iyo Chelsea, Kaadhkii Casaa Ee Fernandinho Iyo Aguero


ADVERTISEMENTS
Ciyaar xiiso iyo xamaasad lahayd isla markana lugta iyo gacmahaba laysula tagay ayaa galabta ka dhacda garoonka Etihad ee magaalada manchester.

marka laga yimaado inay ciyaartu ku dhamaatay 3 gool iyo 1 gool ay guushu ku raacday kooxda chelsea, waxay ciyaartu kuso dhamatay dagaal iyo faro ka hadal ay sameeyeen 


qaar ka mid ah ciyaartoyda labada kooxood, dagaalka aya ka bilaabmay kubad rogaal celis ahayd oo aguero loo tuuray waxa ka hor yimid david luiz oo ka hor qaatay balse aguero aya qalad xun ku galay luiz. wixi inta ka danbeyay waxa buuq badan iyo is riix riix bilaabay ciyaartoydi labada kooxood, ugu danbayntiina waxa cadhka cas loo taagay fernandinho iyo aguero oo ka tirsan kooxda man city.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo: Dagaalkii Faro Ka Hadalka Ahaa Ee Dhex Maray Ciyaartoyda Kooxaha Man City iyo Chelsea, Kaadhkii Casaa Ee Fernandinho Iyo Aguero
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-06T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Dagaalkii Faro Ka Hadalka Ahaa Ee Dhex Maray Ciyaartoyda Kooxaha Man City iyo Chelsea, Kaadhkii Casaa Ee Fernandinho Iyo Aguero



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments