DAAWO: Beledweyne oo Sanado kadib dib ula soo laabaneysa Bilicdeedii

DAAWO: Beledweyne oo Sanado kadib dib ula soo laabaneysa Bilicdeedii


ADVERTISEMENTS
DAAWO: Beledweyne oo Sanado kadib dib ula soo laabaneysa Bilicdeedii

Magaalada Beledweyne waa xarunta gobolka Hiiraan, waxaa ay ku taallaa bartamaha Soomaaliya, waa magaalo ganacsi oo xiriirsa guud ahaanba gobollada Koonfurta iyo Waqooyiga dalka, waana magaalo taariikhi ah oo muddo dheer soo jirtay.

Sanadihii ugu danbeeyay magaalada waxaa ay sameysay hormar ballaaran oo dhinacyo badan taabanaya, 








gaar ahaan marka la eego dhinaca dhismaha oo ay ku soo kordheen daaro aad u qurxoon oo sare u qaaday guud ahaanba bilicda iyo muuqaalka magaalada marka aad sheeda kore ka eegto.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO: Beledweyne oo Sanado kadib dib ula soo laabaneysa Bilicdeedii
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-12T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Beledweyne oo Sanado kadib dib ula soo laabaneysa Bilicdeedii



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments