Cunto cunista ka dib laba saac oo habeenimo ayaa kordhin kara culeeska jirkada

Cunto cunista ka dib laba saac oo habeenimo ayaa kordhin kara culeeska jirkada


ADVERTISEMENTS
Cashada joogtada ah ee la cuno ka dib laba saac oo habeenimo ayaa waxa ay kuu keeni kartaa inuu culuuskaada kordho, cilmi baaris ayaa sida soo jeedinaysa.

Ragga iyo dumarka kuwaas oo inta badan cunteeya xilliga danbe fiidkii ayaa sida caadiga ah waxay laba inji ka dhex weynyihiin kuwa waqti fiican casheeya ayaa daraasada lagu ogaaday.


Seynisyahannada ayaa rumaysan in sababta ay tahay in dadka ay isticmaalaan enerjiga saacadaha maalintii - sidaas darteed habeenka jidhkeenna hoos ayuu u dhacaa waxaana u diyaar garowna hurdo.

Taas macnaheedu waxa weeye heerka uu jirka cuntada u shiido ayaa yaraanaysa. 'islamarkaana cuntada badan fiidkii waxay kordhinaysa miisaanka, "ayay tiri Patricia Lopez-Legarrea ee jaamacada Madaxa Bannaan ee Chile.

Daraasada ay samaysay, Dr Lopez-Legarrea ayaa waxa ay ku falanqaysay xogta ku dhowaad 5,500 qof ee dalkaasi Chile. Waxayna ku talisay inta qofka uu cuni lahaa casho xoogan waxaa loo qaata iyaga oo quraac iyo qado weyn qaata, oo cunto fudud gelinka dambe cuna."

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Cunto cunista ka dib laba saac oo habeenimo ayaa kordhin kara culeeska jirkada
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-13T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Cunto cunista ka dib laba saac oo habeenimo ayaa kordhin kara culeeska jirkada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments