10 Habeenka Kowaad Ee Aqalgalka Arooska Arimah U gu Muhiinsan Ee Lagaarabo Dumarka

10 Habeenka Kowaad Ee Aqalgalka Arooska Arimah U gu Muhiinsan Ee Lagaarabo Dumarka


ADVERTISEMENTS
Ha iska waalin: Ma u soctid qof aad wax badan la sheekeysaneysay, waxba ha xiran dharkaga ugu qatarsan oo adoo dhan gaduud/casaan ha iska dhigin.

-Xiriirkagi Hore: Su’aalo badan ayuu ka weeydiin hada xiriir hore laheed iyo sababta usoo dhameeysay. Waxba haku dheeran oo usoo gaabi, hadaa tahey gabar xiriir badana oo 10 wiil soo martayna 3 oo kaliya u sheeg, yuusan ku sahlan.

–Calaacal Maya: Maka yaabta dad marka kula kulantid meelaha caamka ah oo kaga sheekeya noloshooda khaaska ah ayagoo ka cabanaya islamarkas. Iska ilaali inaa u calaacashid oo waa qariib qofka la hadleesid wali si fican umaad baran wuuna kula yaabi.



-Kaftan: Waa fiicantahey inaa kaftantid laakinse ha ka badbadin oo kaftan miiran haka dhigin sheekada. Miisaan hadalkaaga oo yuusan wiilka ku maleyn qof arag gaaban, u niyad furnaan oo mid caajis badan haka dhigin kulankiina ugu horeeya.

-Rasiidka Cuntada: Aaahhh! runtii sida wacan qofka soo agaasima oo ra’yiga leh ayaa badana bixiya, sida caadada ahna wiilka ayaa bixiya. Waxba haku dagdagin balse iska dhig qof raba inuu bixiyo haduu ka ogalaado ogow wiilkas waa mid gacan adag oo ka fakar inaa xiriirka ka mira dhalisid.

-Waqti badan ha qaadan: Dabada ha is xanuujin hal habeen qof ma ku ogaan kartid, kulanka kowaad waa is barasho iyo is arag oo kaliya hadalkaga intaas waxba yuusan ka dheeran. Hadeey kula tagto sheekada yeeysan kala badnaan 2 saacadood. Waxkastoo aad sameysaa ha u raacin meel kale oo maqayaada marka kasoo tagtid hore usoo mac salameey.
Mobile:Mobile-kaga ku rid boorsada aad wadatid intaa amusisid, HA ISTICMAALIN. Xushmeey qofka ku hor fadhiya.

-Amusnaan: Hadaa tahey qof aamus badan, habeenkas hadal. Haduu asaga aamusana ka hadalsii, waa fududahey sida qof looga hadalsiiyo. Su’aal weydi ama ka qosli, marka furfurtid asaga iska hadli doona.

–Shaneemo: Haduu wiilka ka codsado in kulankiina kowaad ku qaadataan shaneemo iyo filin daawasho haka yeelin. Maxa yeeley habaankas dhan waa amusnaaneysan wuxuna doonaya in uu baalka ku gashto.

-Raqiis ha iska dhigin: Haduu ku dhaho maqayada dooro haka yeelin, haduu maqaayad raqiis ah doortana haka yeelin. Taas soo sahal maahan?

-Mwahhh!!!: Hadaa tahey gabadh ogal in shumiso wiilka eey shukaansaneyso tallow eey wax xuntahey, ha isku dayin inaa faruuryihisa taabatid habeenkas oo ka fagow xata ha u ogalaan inuu gacantada qabsado. La soco, habeenkas jowharad boorso ku jira ayaad tahey.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 10 Habeenka Kowaad Ee Aqalgalka Arooska Arimah U gu Muhiinsan Ee Lagaarabo Dumarka
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-27T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
10 Habeenka Kowaad Ee Aqalgalka Arooska Arimah U gu Muhiinsan Ee Lagaarabo Dumarka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments