Sawirro: Reer galbeedka oo xusay maalinta Reer Aakhiraadka (Mucjis)

Sawirro: Reer galbeedka oo xusay maalinta Reer Aakhiraadka (Mucjis)


ADVERTISEMENTS
Inta badan wadamada reer galbeedka ayaa waxaa xiligaani oo kale laga xusaa maalinta reer Aakhiraadka waxa ayna dadku yihiin kuwa isku muuqaal ekeysiiya reer Aakhiraadka.

Dadka qaar ayaa ku soo labistay dhar loo muuqaal ekeysiiyay qof dhaawacan oo khabriga kasoo baxay, halka qaarna ay kusoo labisteen dhar u eg lafaha bani’aadamka.

Qaarkood ayaa wata baangad iyo mindiyo la mariyay rinji gaduud ah, waxa ayna ku cabsi galinayaan daawadayaasha.





Sidoo kale, dadku waxa ay soo bandhigayeen waxyaabo cabsi galinaaya ruuxa daawadaha ah, waxa uuna ujeedku yahay in maalintaasi loogu tallo galay xuska reer Aakhiraadka si wanaagsan loo guto.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sawirro: Reer galbeedka oo xusay maalinta Reer Aakhiraadka (Mucjis)
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-03T03:08:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirro: Reer galbeedka oo xusay maalinta Reer Aakhiraadka (Mucjis)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:08 AM and have 0 comments