Sawir : Nin Furay Xaaskiisa Kadib Markii Uu Arkay Markii Ugu Horeysay Iyadoo Bilaa Make-Up Ah

Sawir : Nin Furay Xaaskiisa Kadib Markii Uu Arkay Markii Ugu Horeysay Iyadoo Bilaa Make-Up Ah


ADVERTISEMENTS
Haweeney kasoo jeeda deegaanka Mpumalanga ee bariga koonfur Afrika ayaa la furay maalmo uun kadib markii la aroosay.



Ninka caruuska ah Richards Bay ayaa markii ugu horeysay arkay saaxibtiis oo aan laheyn make-up  taas oo uu qaadan waayay iney xaaskiisa tahay.



Arooskan oo 40 jir ah ayaa diiday inuu sii qabo xaaskiisa oo 36 jir ah waxaana uu ku dooday inuusan la joogi Karin gabar muuqaalkaan leh, agaasinaha goob qurxinta dumarka ah Dr Molapo ayaa sidas u sheegay wariyaasha.

Dr Molapo oo leh goob dumarka lagu qurxiyo waxaa uu sheegay in gabadhaan ay aad u isticmaali jirtay make-up   iyo daawooyin kale oo abuura qurux been ah.

Waxaa uu sheegay in markii la aroosay ay joojisay make-up  -kii taasina ay keentay iney kusoo laabato sidii hore ,ninkeeda Richards Bay ayaa sheegay inuusan aaminin doonin naag kale.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sawir : Nin Furay Xaaskiisa Kadib Markii Uu Arkay Markii Ugu Horeysay Iyadoo Bilaa Make-Up Ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawir : Nin Furay Xaaskiisa Kadib Markii Uu Arkay Markii Ugu Horeysay Iyadoo Bilaa Make-Up Ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments