Rasmi: Saif Ali Khan Filimkiisa Hollywood-ka Ee Asigoo Hindi Ah Dib Loo Sameeyay Xiliga La Daawan Doono Oo Shaaca Laga Qaaday

Rasmi: Saif Ali Khan Filimkiisa Hollywood-ka Ee Asigoo Hindi Ah Dib Loo Sameeyay Xiliga La Daawan Doono Oo Shaaca Laga Qaaday


ADVERTISEMENTS
 Saif Ali Khan dhawaanahan wuxuu ku mashquulsanaa duubista filimka uu hogaamiyaha ka yahay oo haatan shaqadiisa gabo gabo ku dhow dahay.

Saif wuxuu filimka Chef ee Hollywood-ka ah asigoo Hindi ah sameenayaa weliba wuxuu ka mid yahay soo saarayaasha filimkaan.

Filimka Chef waxaa asigoo Hollywood ah wada jilaan Jon Favreau iyo Robert Downey Jr waana filim siweyn sheekadiisa looga helay.

Filimka Saif hogaamiyaha ka yahay waxaa la xaqiijiyay in la daawan doono 14-ka July 2017 waxaana Director ka ah Raja Krishna Menon oo bilawgii sanadkaan sameeyay filimka Airlift ee Hit-ka weyn noqday.

Saif filimkaan waxaa la jilayaan labada atirisho ee kala ah Padmapriya iyo Sobhita Dhulipala waxaana inta badan filimkan lagu duubay magaalooyinka Kerala, Goa, Delhi, Rajasthan iyo Punjab.


Rasmi: Saif Ali Khan Filimkiisa Hollywood-ka Ee Asigoo Hindi Ah Dib Loo Sameeyay Xiliga La Daawan Doono Oo Shaaca Laga Qaaday



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Rasmi: Saif Ali Khan Filimkiisa Hollywood-ka Ee Asigoo Hindi Ah Dib Loo Sameeyay Xiliga La Daawan Doono Oo Shaaca Laga Qaaday
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-21T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Rasmi: Saif Ali Khan Filimkiisa Hollywood-ka Ee Asigoo Hindi Ah Dib Loo Sameeyay Xiliga La Daawan Doono Oo Shaaca Laga Qaaday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments