RASMI: Filimka Anushka Sharma Ee Phillauri Oo La Xaqiijiyey Waqtiga La Daawandoono

RASMI: Filimka Anushka Sharma Ee Phillauri Oo La Xaqiijiyey Waqtiga La Daawandoono


ADVERTISEMENTS
 Anushka Sharma iyo Diljit Dosanjh ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyey waqtiga la daawandoono filimkooda Phillauri.

Sheeko ahaan filimkaan waxaa uu aad kaga hadlayaa dhaqamada Punjab ,waxaana door fiican ka geeysandoonaan oo kasoo muuqandoonaan Diljit Dosanjh, Suraj Sharma, Mehreen Pirzada iyo Anushka.

”Hi Asxaabta Phillauri waxaan la daawandoonaa March 24, 2017, ” Anushka ayaa sidaa kusoo qortay bareeda Twitter-ka.



Dhanka kale jilaaga ama aktarka filimka ee Diljit Dosanjh ayaa dhankiisa bartiisa Twitter-ka u xaqiijiyey sheekadaan.




Director-ka filimka Anshai Lal Iyo qoraaga sheekada filimkaan Anvita Dutt ayaa dar darta ugu xoogan geliyeen filimkaan waxaana ay bilaabeen duubistiisa sanadkaan bilowgiisa,waxaana hada la rajeeynayaa in la daawado sanadka cusub.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: RASMI: Filimka Anushka Sharma Ee Phillauri Oo La Xaqiijiyey Waqtiga La Daawandoono
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-21T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
RASMI: Filimka Anushka Sharma Ee Phillauri Oo La Xaqiijiyey Waqtiga La Daawandoono



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments