Qosol Kuuma Dhino Hadii Aad Aragto Sawiro Laga Qaaday Xidigaha Bollywood-ka Waa Hore!!

Qosol Kuuma Dhino Hadii Aad Aragto Sawiro Laga Qaaday Xidigaha Bollywood-ka Waa Hore!!


ADVERTISEMENTS
Bollywood-ka ma ahan meel la isku ceeb asturo hadaba waxaana daaha laga qaadaa maalin walbo xog dadka ka qarsaneed ha noqoto sawiro ama arimo gaar ah.

Inkastoo aan sawiradaan sanadkii 2015 idinla wadaagnay haddana maahan kuwa la iloobi karo waana midda nagu qasabtay inaad mar kale soo daabacno markaan aragnay xiisaha ay leeyihiin. 

Hadaba maanta waxaan idiin heynaa sawiro kaa qosol siin doonaan qaarkood halka qaar kalena si aan habooneyn looga qaaday jilaayaasha Bollywood-ka, fadlan hoos kaga bogo sawiradan xiisaha badan:

Suniel Shetty
Suniel Shetty BALWAAN

Salman Khan
Salman Khan




Salman Bhai
Amin khan


 Qosol Kuuma Dhino Hadii Aad Aragto Sawiro Laga Qaaday Xidigaha Bollywood-ka Waa Hore!!


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qosol Kuuma Dhino Hadii Aad Aragto Sawiro Laga Qaaday Xidigaha Bollywood-ka Waa Hore!!
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-21T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qosol Kuuma Dhino Hadii Aad Aragto Sawiro Laga Qaaday Xidigaha Bollywood-ka Waa Hore!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments