Nin U Galmooday Faraskiisa Oo La Xiray Markii Labaad

Nin U Galmooday Faraskiisa Oo La Xiray Markii Labaad


ADVERTISEMENTS
Nin kasoo jeeda gobalka Texas ee wadanka Mareykanka ayaa la xiray kadib markii lagu eedeyay inuu u galmooday Farastiisa.

Tani waa markii labaad ee ninkaan 43 jir ah oo lagu magacaabay Cirilo Castillo uu galmo ku sameeyo faraskaan, 


waxaa horey loo xiray bishii Janaayo 2012 waxaana lasoo daayay bishii April ee isla sanadkaas.



Laakiin markale dariskiisa ayaa kaamiro ka duubay isagoo faraxumeynaaya faraskiisa.

Asbuucii lasoo dhaafay ninkan ayaa kasoo muuqday maxkamada kadib markii koox u dooda xuquuqda xayawaanka ay sheegeen in loo hayo marqaati inuu ninkaan Faraska ku tacadiyay.

Gabar daris la ah ninkaan oo lagu magacaabo Nadia ayaa sheegtay iney aragtay ninkaan oo farastiisa u galmoonaya.

Kooxdda American-ka ee Funniest Videos ayaa sheegay iney hayaan muuqaalka ninkan oo xoogaya faraskiisa hadii loo baahdana ay keeni doonaan maxkamada.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Nin U Galmooday Faraskiisa Oo La Xiray Markii Labaad
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin U Galmooday Faraskiisa Oo La Xiray Markii Labaad



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments