Maxaa Keeni Kara in Ninka Raga uu Dareenkiisa uu Yaraado Xiliga uu La Jiifo Xaaskiisa.

Maxaa Keeni Kara in Ninka Raga uu Dareenkiisa uu Yaraado Xiliga uu La Jiifo Xaaskiisa.


ADVERTISEMENTS
Gabaryahey ogoow arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba in ay ka fogaadaan in ay galmoodaan taasina ay keento in sariirta dhanka kale kaga jeestaan , hadaba hadaad mid ka mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho In Aadan Dalban Sameynta Galmada:

Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya . 


Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xodxodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogoow ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaqyaqsata

In Ay Salaaxdo geedka Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn . Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic­ka Sariirta: Haweenka. Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto:

Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelataa , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa. Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa .


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxaa Keeni Kara in Ninka Raga uu Dareenkiisa uu Yaraado Xiliga uu La Jiifo Xaaskiisa.
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-02T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa Keeni Kara in Ninka Raga uu Dareenkiisa uu Yaraado Xiliga uu La Jiifo Xaaskiisa.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments