Ma Dooneysaa Inaad Si Bilaash Ah Ku Heshid Iphone 7? Hadaba Raac Talooyinka Warbixintaan Ay Kuu Tilmaameyso

Ma Dooneysaa Inaad Si Bilaash Ah Ku Heshid Iphone 7? Hadaba Raac Talooyinka Warbixintaan Ay Kuu Tilmaameyso


ADVERTISEMENTS
Shirkada ugu sareysa soo saarista iyo ka ganacsiga taleefoonada Allo ee uu fadhigeeda yahay dalka Ukraine ayaa ka shaqeyneysa qorshe ay dadka ku gudoonsiin doonto taleefon gacmeed ka iPhone 7.

Shirkada ayaa ka dooneysa shaqsi waliba inuu codsado in magaciisa rasmiga ah uu badalo isaga oo ka dhigayo Magaciisa koowaad iPhone halka midka labaad uu ka dhigayo 7 (Seven). 




intaas marka uu sameeyo qofka waxa uu sawir kasoo qaadayaa magac badalashadiisa cusub isaga oo usoo dirayo shirkada Allo markaas kadib ayey shirkada gudoonsiin doontaa taleefon nuuciisa uu yahay iPhone 7 uu qaadkiisa yahay 32 GB

Shirkada ayaase xaqiijisay in weli dadka ku nool dalkaas aysan bilaabin arintaas iyada oo dooneysa iney fursadaan furan u sheegto dadka doonayo iney helaan taleefon bilaash ah kuwaasoo niyad jab dareemi kara marka ay arkaan warbixintaan xilli ay ku fikirayaan in loogaaga horumaray.

Ogeysiis ka faa’iidada ay la socoto ayey shirkadda Allo bilowday 17 ka bishaan October waxa ayna socon doontaa fursadaas ilaa dhamaadka bisha March ee sanadka ina soo aadan ee 2017 ka.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ma Dooneysaa Inaad Si Bilaash Ah Ku Heshid Iphone 7? Hadaba Raac Talooyinka Warbixintaan Ay Kuu Tilmaameyso
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ma Dooneysaa Inaad Si Bilaash Ah Ku Heshid Iphone 7? Hadaba Raac Talooyinka Warbixintaan Ay Kuu Tilmaameyso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments