Lamaanayaasha Bollywood-ka Ee La Isku Xanto Inuu Xiriir Jaceyl Oo Fashil Ku Dhamaaday Dhex Maray

Lamaanayaasha Bollywood-ka Ee La Isku Xanto Inuu Xiriir Jaceyl Oo Fashil Ku Dhamaaday Dhex Maray


ADVERTISEMENTS
 Maanta waxaan idiin heynaa arin xiiso badan oo daaha laga qaaday kaasi oo gaar u ah atoorayaasha iyo atirishooyinka Bollywood-ka kuwooda is ilaabeen sidoo kalena xiriir jeceyl dhex maray.

Hadaba qaar ka mid ah xiriiradan waa kuwo ay lamaanayaasha daaha ka qaadeen halka qaar kalena ay ahaayeen kuwo dadka ka qarsoonaa balse markii dambe la ogaaday.

Hadaba dhamaan xiriiradan sirta ah ee jilaayaasha Bollywood-ka ka dhex dhacay waxay ka siman yihiin in dhamaantooda ay fashil kusoo idlaadeen!


Fadlan hoos kaga bogo lamaanayaasha Bollywood-ka ee la isku xanto inuu xiriir jeceyl dhex maray balse fashil ku dhamaaday wixii ay qarsanayeen:


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Lamaanayaasha Bollywood-ka Ee La Isku Xanto Inuu Xiriir Jaceyl Oo Fashil Ku Dhamaaday Dhex Maray
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-16T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Lamaanayaasha Bollywood-ka Ee La Isku Xanto Inuu Xiriir Jaceyl Oo Fashil Ku Dhamaaday Dhex Maray



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments