Jacaylka haddii uu hirgali waayo maloo waashaa horta

Jacaylka haddii uu hirgali waayo maloo waashaa horta


ADVERTISEMENTS
Qisooyinka jacaylka marka aad akhrinayso waxaad arkaysaa waxyaalo kaa yaabinaya sheekada qays iyo layla oo kale oo u dhintay jacayl , laakin runtii jacaylka wuxuu ku xiran yahay samankan lacag ninka lacagta leh ayay dumarka jeclaadaan ninka waxba haysanin waa ku daayay, taas waxaad ka garan kartaa bulshada soomaaliyeed,  waxaa la sheegaa sheeko yaab badan oo ka dhacday dal ka mid ah  dalalka carabta taas oo ah nin soomaali arday ah ayaa wuxuu iska dhigay nin ka ymid yurub

 markaas ayuu bartay gabar isla magaalada dalkaas degan gabadhii ninkii aad bay usoo dhoweysay wuxuu geeyaya makhaayad fiican aad bay u sheekaysteen xitaa waxay u ogolaatay inuu ku raaxaysto marka uu dantiisa ka gaaray ayuu u sheegay inuu degan yahay magaalada iyadu ay deagn tahay oo uuna ahayn dadka yurubta ka yimid markaas ayay naxday 



waxay ku tiri waad i khayaantay tuug baa tahay , markaas ayuu ku idinka ayaa inooga horreeyay khiyaanada raga yurub ayaad dan ka leedihiin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Jacaylka haddii uu hirgali waayo maloo waashaa horta
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-14T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jacaylka haddii uu hirgali waayo maloo waashaa horta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments