Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada

Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada


ADVERTISEMENTS
Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada

 marka quruxda haweenka ninka waxay ka dhigaysaa mid isku jahawareersan oo wadnahiisa boodboodaya, 

dhiigiisa si fiican ayuu u shaqeeyaa qofka, waxaa laga yaabaa waxyaalo badan inuu u sameeyo naagtaas uu arkay darteeda, 

waxaad ogaataa maxaa naagaha quruxda badan loo geeyee meelaha waaweyn ee ganacsiga, 

sida meelaha tikidka diyaaradaha laga gooyo, ama supermarkeyyada waaweyn, 


ninka markuu lacag dhiibayo uu arko naag qurux badan wuu is illaawaa, waxaa dhici karta inuu ka bixiyo waxa uu iibsanayo lacag qiime badan oo qaali ah.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-28T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Halka ay ka bilaabaan Marka laga wada tago Arooska iyo Aroosada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments