Gabdhaha marka ay kulmaan maxay ka sheekaystaan sxb

Gabdhaha marka ay kulmaan maxay ka sheekaystaan sxb


ADVERTISEMENTS
Quruxda waa dooq dadba si bay u arkaan hablaha soomaaliyeed quruxda sidey u arkaan tolow?


waxaa jira sheeko ay ka sheekaystaan marka ay gabdhaha soomaalida isla joogaan waxay is weydiiyaan gabarba midka ay ka hesho waxaa la sheegay inta ay sheegaan waa sifooyinkan:



nin dheer
nin timo jilcan leh
nin aqoon leh
nin caato daran ahayn buurnaan daranna lahayn
nin romantik ah oo jacaylka tixgaliya
qaar waxay ku daraan nin hanti leh

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabdhaha marka ay kulmaan maxay ka sheekaystaan sxb
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-02T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabdhaha marka ay kulmaan maxay ka sheekaystaan sxb



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments