Dhageyso: Cabsi Soomaalida soo wajahday ka dib weerarkii Ohio

Dhageyso: Cabsi Soomaalida soo wajahday ka dib weerarkii Ohio


ADVERTISEMENTS
Nin Soomaali ah oo llagu magacaabay Cabdulrazaq Cali Carte uu weeraray jaamacadda Ohio. Ninka oo da'diisa lagu sheegay 20 sano jir, ayaa sidoo kale ardey ahaa.

In kabadan 10 qof ayaa ku dhaawacantay weerarka ka dib markii gaari uu jiirsiiyay dad ku sugnaa jaamacadda gudaheeda. 


Ninkaasi ayaa markaasi ka dib gaariga ka degay wuxuuna billaabay inuu middi ku weeraro dadkii kale. Waxaa markii dambe toogasho ku dilay booliska oo Jaamacadda Ohio gaaray.


Hadaba Jibriil Cali Ow-Maxamed waxa uu bare sare ka yahay Jaamacadda Ohio, 

goobta ayuuna joogay markuu weerarka dhacayay. 


NINKA WEERARKA QAADAY

Axmed Xaji xasan ayuu u warramay


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhageyso: Cabsi Soomaalida soo wajahday ka dib weerarkii Ohio
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-30T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhageyso: Cabsi Soomaalida soo wajahday ka dib weerarkii Ohio



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments