dareenka dumar mxaa kiciyo

dareenka dumar mxaa kiciyo


ADVERTISEMENTS
Daraasad cusub oo ay sameeyeen arday dhigata Jaamcadda Mississauga ee ku taala dalka Canada ayey soo saareen in galmada todobaadkiiba hal mar ay sameeyaan lamaanaha is qaba ay dareensiiso farxad aan caadi aheyn.


Daraasadan waxaa la sameynayo 14 sanno waxaana wax laga weydiiyeyn 2400 oo lamaane waxa ayna lamaanayaashaas sheegeen in kuwa isku taga todobaadkii hal jeer ay ka farxad iyo jaceyl badan yihiin kuwa daa’ima galmada.



Dr Emy oo la hadlayey saxaafada ayaa yiri “Waxaa soo idlaatay wararkii sheegayey in farxada qoyska iyo mida lamaanahaba ay ku jirta in la joogteeyo galmada, hadda waxaan ogaanay in midaas aysan muhiim u aheyn lamaanaha oo ay ku qanacsan yihiin in hal mar todobaadkiiba ay isku tagaan”.


Daraasadan ay hadda sameeyeen ardayda jaamacada Mississauga ayaanan noqoneyn mid soomaalida ay la yaabto wallow inta badan soomaalida lagu xanto iney yihiin dad jimco gaadayaal ah oo sameeyo galmada maalinta jimcaha oo kaliya

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: dareenka dumar mxaa kiciyo
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-27T23:16:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
dareenka dumar mxaa kiciyo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:16 PM and have 0 comments