Daawo Sawirada: Katrina Kaif Iyo Ranbir Kapoor Oo Aduunyada Waali Ku Rideen Kadib Markii Ay Wado Ku Wada Kulmeen, Maxaa Dhacay?

Daawo Sawirada: Katrina Kaif Iyo Ranbir Kapoor Oo Aduunyada Waali Ku Rideen Kadib Markii Ay Wado Ku Wada Kulmeen, Maxaa Dhacay?


ADVERTISEMENTS
Sida aan lasocono Ranbir iyo Katrina Kaif inuu xiriirkooda wada dhamaaday , laakiin waxaa lasoo bandhigay sawir aduunka oo dhan qabsaday kadib markii ay wadada isla mareen labadii lamaane ee la isku xamaneyey.

Waxaa la arkay gacan ku dhegan gacantii Katrin Kaif oo labada lamaane gacmaha is heeystaan , laakiin waxaana ay ahayd gacan kale mana ahayn middii Ranbir Kapoor.

Shaqsiyaadka badan oo ka tirsan Bollywood-ka ayaa xaley ka qeeyb galeen abaalmarinta Global Citizen India Festival 2016, waxaana Katrina Kaif ay heshay Kapoor kale , laakiin waxaa labada shaqsi oo la socday Ranveer Singh ay wadada ku marareen si farxad leh.

Xiriirkaan aan si cad ah u cadeeyn hadana akhistoow waxaad is weydiineysaa ma Ranbir iyo Katrina wada socda.




SAWIRADA:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Sawirada: Katrina Kaif Iyo Ranbir Kapoor Oo Aduunyada Waali Ku Rideen Kadib Markii Ay Wado Ku Wada Kulmeen, Maxaa Dhacay?
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-21T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Sawirada: Katrina Kaif Iyo Ranbir Kapoor Oo Aduunyada Waali Ku Rideen Kadib Markii Ay Wado Ku Wada Kulmeen, Maxaa Dhacay?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments