DAAWO:- Maalinta Ragga Aduunka Iyo 10-Filim Oo Ay Atoorayaasha Bollywood-ka Kartidooda Kusoo Bandhigeen

DAAWO:- Maalinta Ragga Aduunka Iyo 10-Filim Oo Ay Atoorayaasha Bollywood-ka Kartidooda Kusoo Bandhigeen


ADVERTISEMENTS
Maanta waa maalinta Ragga aduunka loo asteeya (Internationl Men’s Day) waxaana sanad walbo loo dabaal dagaaa 19-ka November maalintaan caalamiga ah.

Hadaba dhinaca Bollywood-ka marka aan ka fiirino waxaa laga soo bandhigay 10-atoore oo ragganimo dheeraad ah iyo karti dhameestiran kusoo bandhigeen qaar ka mid ah filimada caalamiga ah oo ay mataleen.


Ragga waa kuwii dadka wax u qabto ama u gurmadaan ama bulshada dhibaatada ka dhowraan sida darteed 10-atoore oo 10-filim kusoo bandhigeen qaab jiliin ragganimo dhameestiran leh hoos kaga bogo:






DAAWO:- Maalinta Ragga Aduunka Iyo 10-Filim Oo Ay Atoorayaasha Bollywood-ka Kartidooda Kusoo Bandhigeen


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO:- Maalinta Ragga Aduunka Iyo 10-Filim Oo Ay Atoorayaasha Bollywood-ka Kartidooda Kusoo Bandhigeen
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-21T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO:- Maalinta Ragga Aduunka Iyo 10-Filim Oo Ay Atoorayaasha Bollywood-ka Kartidooda Kusoo Bandhigeen



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments