Aabe Kufsaday Wiilkiisa Oo Qabay Cudurka Dhimirka (Sababta Ayaa La Yaableh) galadaan wax walba kasuurtowdo

Aabe Kufsaday Wiilkiisa Oo Qabay Cudurka Dhimirka (Sababta Ayaa La Yaableh) galadaan wax walba kasuurtowdo


ADVERTISEMENTS
Aabe ayaa la xiray kaas oo lagu eedeyay inu xoogay wiilkiisa oo maskaxda looga jiro sida ay xaqiijiyeen booliska wadanka Zimbabwe.

Booliska magaalada Limpopo ayaa sheegay iney soo xireen nin 48 jir ah oo lagu magacaabo Mashudu kadib markii ay dariskiisu arkeen isagoo si qasab ah ugu galmoonaya wiilkiisa 21 jirka ah ee lagu magacaabo Zwanga.



Dariska ayaa markii hore aamin sanaa in Zwanga si fiican loo dilay, laakiin waxaa uu u sheegay inuu aabihiis xoogayay ilaa markii ay dhimatay hooyadiis ,kadibna guriga ayey kasoo wadeen.

Dadka dariska u ah odeyga kufsiga geystay ayaa ka codsadau inuu uga tago magaaladda, dadka baarista wada ayuu Zwanga u sheegay inuu aabihiis kufsanayay tan iyo markii ay hooyadii dhimatay.

Mashudu ayaa uga digay dadka ay isku magaaladda yihiin in lagu dhaho wiilkaad ayaad fara xumeysay, waxaa uu sheegay inu dili doono qofkii sidaas yiraahda.

Markii boolisku su,aaleen aabaha sababta uu sidaan u sameynayay waxaa uu sheegay in wiilkiisa uu xanuunsan yahay isna uu ku daaweynaayay.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Aabe Kufsaday Wiilkiisa Oo Qabay Cudurka Dhimirka (Sababta Ayaa La Yaableh) galadaan wax walba kasuurtowdo
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aabe Kufsaday Wiilkiisa Oo Qabay Cudurka Dhimirka (Sababta Ayaa La Yaableh) galadaan wax walba kasuurtowdo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments