wasmo ma laga dhargaa

wasmo ma laga dhargaa


ADVERTISEMENTS
Run ahaantii jacaylku waa tartan qarsoon oo ogaanshihiisu ay wakhti
badan qaadato, mana fududa marka u horaysa in la dareemo gabadh ku
jecel sida ay u fududahay in aad dareento waxyaabaha kale.
Had iyo jeer dadka uu jacaylku la soo darso rag iyo dumar kuu doono ha
ahaadee si daacad ah ugama run sheegaan, ku dhiirashada inay si ku
dhac leh ugu soo bandhigaan jacaylka ay u hayaan cida ay jeclaadeen.


Waxaanay inta badan la soo dersa dareen baqdin iyo cabsi leh. Iyaga oo
ka cabsi qaba haddii ay u soo bandhigaan cida ay jecel yihiin in lagu
gacmo saydho oo ay la kulmayaan waji gabax.
Sidaa awgeed haddii aanu sii ogayn qofka wax jeceli jawaabta uu kala
kulmi doono qofka uu jeclyahay marka uu jacaylkiisa u sheegto ayaa
sabab u ah in qofkaasi uu qarsado jacaylkiisa taas oo khatar caafimaad
oo nafsiyan ah ku timaado.
Laakiin waxa jira dad uu ka xoog bato dareenka qiirada leh ee jacayku oo
si sahlan looga fahmi karo rag iyo dumar kuu doono ha ahaadee

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: wasmo ma laga dhargaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-30T22:27:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
wasmo ma laga dhargaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:27 PM and have 0 comments