Waa Madhasho Maxaa loo lahaa?

Waa Madhasho Maxaa loo lahaa?


ADVERTISEMENTS
 “Waa ma dhasho. waa ma dhalays. waxbeey dhabataa”. waxeey dadka deegaanka ay ku xantaanba Xaali maanta waa marwo..waxeey u dhaxdaa Geelle..oo ah nin xille gube ah..

Waxaa guurka Marwo Xaali .. Geelle uga horreeyey 4 rag ah oo midkoodna aysan waxba u soo dhalin.. waloow ay muddo 19 sano ku dhawaad ay Garoob ahayd..



Marwada waxeey jeclaan lahayd in Alle u hibeeyo Oday baari ah ..nasiib darro ma aysan helin .

waase mid ku xiran Ogolaanshaha Alle..

Dadka ka soo kala jeeda labada Calafka Alle isagu daray ayaa saaka kala aaminsan labo aragti oo is diidan..

Geelle iyo ciddiisa ayaa ku doodaya in gabadhu ay leedahay Uur.. halka dadka deegaankuna ay sheegayaan in waxa ka soo kuusan Caloosheeda aysan ahayn Uur balse ay tahay Malaariyada Caloosha gasha.. waase la arki doonaa waxa uu xaal ku danbeeyo..

Qormadaan Waxaa Qorey:

 Abuukar Salaad Diiriye (Fareey)

Waxayna Sheekada ku bilaabaneysaa:

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waa Madhasho Maxaa loo lahaa?
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-18T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waa Madhasho Maxaa loo lahaa?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments