VIDEO:- Maroodi QOOQAN oo ku ciil baxay gaari qoys wada saarnaa

VIDEO:- Maroodi QOOQAN oo ku ciil baxay gaari qoys wada saarnaa


ADVERTISEMENTS
Maroodi careysan ayaa kaamirooyinka qabteen xili gaari yar oo nooca raaxada ah uu ku dul bood booday, kana dhigay mid burbura, iyadoo ay saarnaayeen gaarigaasi qoys u dhashay dalka Thailand.


Dhacdadan oo noqotay mid malaayiin qof ay daawadeen xili lasoo geliyay baraha bulshada iyo Youtube-ka, wuxuuna muuqaalkaani muujinayaa caro xoogan oo Maroodiga uu qabay, kuna dul dhacay gaariga ay saarnaayeen qoyska.


HALKAN KA DAAWO SIDA MAROODIGA U GALAY GAARIGA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: VIDEO:- Maroodi QOOQAN oo ku ciil baxay gaari qoys wada saarnaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-05T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
VIDEO:- Maroodi QOOQAN oo ku ciil baxay gaari qoys wada saarnaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments