TOP NEWS-General Morgan Oo Xil Uu Mudo Raadinayey Loo Magacaabi Rabo+Khudbad.

TOP NEWS-General Morgan Oo Xil Uu Mudo Raadinayey Loo Magacaabi Rabo+Khudbad.


ADVERTISEMENTS
General Maxamed Siciid Xirsi oo muddooyinkan danbe ku sugnaa degaanada Puntland ayaa qalqaalo u galay sidii uu uga mid noqon lahaa Baarlamaanka soo socda ee 

Soomaaliya iyadoo taasi taageero uga helay madaxweynaha Puntland.

Sida ay heshay shabakadda Puntlandnews.net  


Jeneraal Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) uu noqon doono ayaa kamid noqon doona xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: TOP NEWS-General Morgan Oo Xil Uu Mudo Raadinayey Loo Magacaabi Rabo+Khudbad.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-01T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
TOP NEWS-General Morgan Oo Xil Uu Mudo Raadinayey Loo Magacaabi Rabo+Khudbad.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments