Siigeysasho waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.

Siigeysasho waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.


ADVERTISEMENTS
Siigeysasho waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.



Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin:




1- Daal iyo tabardarri joogto ah

2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah

3- Timaha oo yaraadaan ama daataan

4- Kacsi la’aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)

5- Aragga oo caad yeesho

6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna

7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta.

8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Siigeysasho waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-25T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Siigeysasho waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments