Shan Arin Oo Keeni Kara Bur-bur Ku Yimaada Jaceylka Lamanayaasha

Shan Arin Oo Keeni Kara Bur-bur Ku Yimaada Jaceylka Lamanayaasha


ADVERTISEMENTS
Waxaa jira arimo badan oo keena qilaafaadka lamaanayaasha oo haddii aan xal loo helin keeni karta in uu bur buro Jaceylka qoyska

1- Dabacsanaan : waa caqbadda ugu horeeysa ee qaboowga ku keeneysa xariirka labada lamaane oo xaraarada ka qaadeysa , waxaa loo baahaan yahay in ihtimaamka uusan daaqadda ka bixin oo labada lamaane sameeyaan dib u dayactir oo mararka qaar wada aadaan safar si waqti iskula soo qataan haddii ay awoodaan.


2- Maseerka : Maseerka wax yaabo yar ayuu ka dhashaa balse waa dilaa aan la ogeyn .
3- Tix Gilinta Oo Yaraata : in qilaafaadka jira in si xor looga hadlo waa caafimaad u wanaagsan qoyska balse haddii yasid iyo bahdilid la socoto waxa ay tani dhaawaceysaa dareemaha jaceyl , waana adag tahay in la iska cafiyo .
4- Dhibaatada Maaliyadda : inkastoo qoysas yar ay arintaan toos uga hadlaan hadana waa dhib jira , cariiriga nolosha iyo bakhiilnimada waa ay keenaayan qilaafaadka qosyska waana muhiim in si wada jir ah loo qorsheeyo xalinta arimahaas.
5- Wadahadlka Oo Yaraada Isla Markaana Adkaato In La Is Dhageysto : si looga gun gaaro isu dheeli tirnaanta xariirka qoyska Masrax.net waxa ay ku leedahay waxaa muhiim ah in labada laamane awood u lahaadaan in ay is gaarsiin kaaraan fikradaha si wanagsan iyadoo midba midka kale uu dhageysanayo , wadahadalka tooska ah ayaa tiirka ugu muhiimsan ee lagu xalin karo mushkiladaha qoyska.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Shan Arin Oo Keeni Kara Bur-bur Ku Yimaada Jaceylka Lamanayaasha
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-23T18:14:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Shan Arin Oo Keeni Kara Bur-bur Ku Yimaada Jaceylka Lamanayaasha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:14 PM and have 0 comments