SAWIRRO : Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay

SAWIRRO : Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay


ADVERTISEMENTS
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay toogasho ka dhacday bannaanka Safaaradda sida weyn loo ilaaliyo ee Mareykanka ku leeyahay magaalada Nairobi dalka Kenya.

Waxaa la sheegay inuu ilaalada Safaaradda weerar ku qaaday nin ku hubeysnaa Mindi, taasoo keentay in askarta ilaalada safaaradda ay toogasho ku dilaan ninkaasi.

Waxaa la arkayay nin dhiig badan ka baxay oo yaala albaabka safaaradda Mareykanka, kaasoo ay toogteen ciidamada, iyagoo sheegay inuu Toorey ku soo weeraray ilaalada safaaradda.






Ma jiro ilaa hadda war ka soo baxay saraakiisha safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SAWIRRO : Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-30T23:40:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SAWIRRO : Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:40 PM and have 0 comments