Saldhiga Millateri ee Turkiga Somaliya ka dhisanaayo oo lagu tababari doono 10,500 oo Askar Somali ah..

Saldhiga Millateri ee Turkiga Somaliya ka dhisanaayo oo lagu tababari doono 10,500 oo Askar Somali ah..


ADVERTISEMENTS
Dowladda Turkiga ayaa soo gaba gabeysay dhismaha iyo qalabeynta Saldhig Millatari oo ay degi doonaan Ciidan Turki ah oo uu Somaliya u soo dirayo.
Tirada Ciidanka ee uu Turkiga u soo dirayo Somaaliya ayaa lagu sheegay 200 oo Askari kuwaas oo tababar siin doona Ciidamada Somali ah. 
Saldhigga ayaa la sheegay in ay ansixisay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in uu yahay kii 2aad ee uu Turkiga ka sameyso meel ka baxsan dalkiisa,waxaana Sanadkan billowgiisii Saldhig milatari ka furtay Dalka  Qadar si baa la yiri labada dalba looga saacido amniga. 
Turkiga ayaa sheegay in Ciidamadiisa loo dirayo Somaliya ay tababari doonaan 10,500 oo Askari oo Somali ah. 
Dowladda Turkiga ayaa 5-tii Sano ee la soo dhaafay Gargaar Ciidan iyo mid dhaqaaleba ka taageereysay Dowladda Soomaaliya. 
Wargeyska Daily Sabaax ee ka soo baxa Turkiga oo warbixintan qoray ayaa sheegay in deeqda Maaliyadeed ee uu Turkiga siiyay Soomaaliya ay sii mareyso $400 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah,taas oo ka dhigan gargaarka ugu weyn ee Turkiga uu ku bixiyay Caalamka dal ka mid ah.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Saldhiga Millateri ee Turkiga Somaliya ka dhisanaayo oo lagu tababari doono 10,500 oo Askar Somali ah..
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-02T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Saldhiga Millateri ee Turkiga Somaliya ka dhisanaayo oo lagu tababari doono 10,500 oo Askar Somali ah..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments