Nin qoorta ka gooyay naagtiisa kadib markii DNA ku ogaaday inuusan dhalin lix caruur ah

Nin qoorta ka gooyay naagtiisa kadib markii DNA ku ogaaday inuusan dhalin lix caruur ah


ADVERTISEMENTS
Nin qoorta ka gooyay naagtiisa kadib markii DNA ku ogaaday inuusan dhalin lix caruur ah

Karen Rainford, waa Hooyada dhashay 6-da caruur, waxaa qoorta ka gooyay Ninkeeda, kadib markii uu Baaris DNA ku ogaaday in lixda canug uusan isaga dhalin balse magaciisa lagu qoray.

Ninkan oo aan magaciisa la xusin, ayaa la sheegay inuu Dhiig DNA ka qaaday dhamaan caruurta 6da ah, balse dhaqtarki uu usoo sheegay in xitaa mid kamid ah uusan isaga dhalin.


Ninkan ayaa kahor inta uusan dilka geysan asxaabtiisa qaar kamid ah u sheegay inuu dili doono xaaskiisa, maadaama ay qayaano weyn kula kacday.

Ninkan ayaa hada waxaa loo taxaabay xabsi, waxaana uu haystaa lacag gaareysa 2 Million Dolar.



Xigasho: Allnews


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Nin qoorta ka gooyay naagtiisa kadib markii DNA ku ogaaday inuusan dhalin lix caruur ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-20T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin qoorta ka gooyay naagtiisa kadib markii DNA ku ogaaday inuusan dhalin lix caruur ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments