Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!

Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!


ADVERTISEMENTS
Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!

Fanaanada caanka ah ee Nasteexo Indho ayaa bogeeda baraha bulshada kusoo bandhigtay sawiro ay ku gashay Garoowe markay tagtay sanadkan iyadoo soo raacisay qoraal ay leedahay “I miss garoowe”.'



Waxaana xusid mudan in Nasteexo ay wareeg xaflado ah rabtay inay ku samayso sanadkan Garoowe iyo Hargeisa se ay u suurtogeli wayday ka dib Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista labada magaalo oo iska hortaagay inay u qabsooman labada showba se ay kaliyaata laba xafladood ay ka heestay oo madaxtooyada Garoowe dhexdeda ka dhacay.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-29T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments