Naag Runta ka sheegtay gabdhaha Kintirka laga gooyay -Sir naageed

Naag Runta ka sheegtay gabdhaha Kintirka laga gooyay -Sir naageed


ADVERTISEMENTS
 Kintirka ama siilka haragiisa oo la aaminsanyahay in uu yahay xubin aad u raaxo badan oo qeyb weyb ka cayaara raaxada wasmada dumarka xiliga galamada ayaa ah meesha uga badan ee dumarku jecelyihiin in ay ka helaan raaxada wakhtiga wasmada .

Culimada sayniska jinsiga ayaa waxey mudo dheer darsayeen xubintaan iyo sida ay u shaqeyso iyo guud ahaanba sirta la xiriirta ee raaxada jinsiga, taas oo lagu soo ogaaday in kintirku yahay meesha kaliya ee ka tirsan xubinta taranka dumarka ee isla markaana aan wax shaqo toos ah aan ku lahayn dhalmada, taas oo ka dhigan in kintirku yahay xubin loo sameeyay ujeeda gaara oo ah in Haweeneydu ay ka hesho raaxo xiliga galmada.

Magaca cilmi ahaan loo yaqaan kintirka oo dhaca qeybta kore ee xubinta taranka ayaa ah Glans, waana wareeg yar oo kuusan oo qadar ahaana la eg Digir yar, kaas oo la aminsanyahay in ay maraan ama ku kulmaan illaa 8 kun oo xidid dareen side oo afka qalaadna loo yaqaan SENSORY NERVE FIBERS, waana meesha qura ee ka tirsan jirka Banii’aadamka ee cadad intaa la eg oo dareen side ay maraan, qeyb ahaana cadadka dareen side ee Kintirku wuxuu labo u jibaar ka badanyahay kuwa mara afka hore ee xubinta taranka Ragga bulshodoon.net .. waxey ini haysaa Tusaalooyin fara badan sida

HALKAAN KA DAAWO



Tusaale ahaan cilmi baadhis la sameeyay 1933 ayaa waxay sheegtay in gudaha xubinta taranka dumarku ay tahay mid dareen ahaan aan badneyn oo aysana qeyb sidaa usii buuran ka qaadan dareenka raaxada dumarka, cilmi baaristaan ayaa lagu sheegay in xubinta taranka ee lawada yaqaan aysan jirin cadeymo cilmi ah oo la xiriirinayo in ay masuul ka tahay kacsiga dumarka xiliga galmada, lakiin taas waxaa dadafeeyay cilmi baare kale oo lagu magacaabo Germaine Greer 1970kii daabacay cilmi baaris uu ku sheegay in wax la’iska sheegay uun ay tahay in xubinta taranka dumarka aysan wax door ah ku laheyn dareenka kacsiga dumarka Mr Greer ayaa isagu ku andacooday in aysan suurta gal ahayn in isliska labad xubin ee taranka ragga iyo dumarku ay tahay wax aysan ka dhalaneynin dareenka raaxadu ku dheehantahay, isaga oo isla markaana sheegay in xiliga isliska laba xubin ay tahay marka qof walba u dareemayo raaxada galmada.

iyada oo ay tani jirto ayaa hadana goor dhow uun sanadku marku ahaa 20012 laba dhaqtar oo u dhashay Faransiis laguna kala magacaabo Dr Odile Buisson iyo Dr Piere Foldes waxey soo saareen Daraasad markaasi socotay 3 sano taas oo lagu ogaaday in dareen sidayaasha kintirku ay hoos ugu dheerarsanyihiin Gudaha xubinta taranka Dumarka oo ayna masuul ka yihiin dareemida raaxada Dumarka xiliga wasmada:


Dr.glours oo isagu door ka qaatay daaweynta illa 80;000 kun oo dhibane oo dumar ah kuwaas oo lagu sameeyay Gudniinka Fircooniga WUY ayaa sheegay in aqoonta barashada cilmiga jirka banii’adamku uusan marna si fiican hadda kahor uga hadlin sirta la xiriirta dareenka uu leeyahay kintirku iyo sida uu door weyn ugu leeyahay dareenka raaxada dumarka xiliga Galmada, Dr Foldes ayaa sheegay in haddii mar la jaro kintirka ay taasi ka dhigantahay dareenkii dumarka oo lala tagay taas oo in badan dumarka Soomalida maanta heysata.
isku soo xeeriyoo waxaa xaqiiq ah kadib darasadaahaan ahmiyada iyo doorka uu u leeyahay kintirku dumarka xiliga galmada taas oo ah mid aan inaba la dafiri karin.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naag Runta ka sheegtay gabdhaha Kintirka laga gooyay -Sir naageed
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-26T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naag Runta ka sheegtay gabdhaha Kintirka laga gooyay -Sir naageed



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments