Maxay Samaysay Markii Ay U Carootay Ninkeeda?? +(Video Daawo Adaa Yaabi Doonee)

Maxay Samaysay Markii Ay U Carootay Ninkeeda?? +(Video Daawo Adaa Yaabi Doonee)


ADVERTISEMENTS

Waligaa Xaaaskaada Sidaan Oo Kale Makaaga carootay?
Jawaabtaada hadii ay haa tahay, Maxaysa ahayd Jawaaab celinta ay ku Dhaqaaqday Xaaskaada?.
Bal nala daawo Video-wgan Qaabka Haweeneydan  Ugu Xanaaqday  Seygeeda Waxa ay sameeysay.
Waxa ay Caradeeda Kala Dul Dhacday Baabuurkii ninkeeda Ayadoo Ka bilaawday Taarigada baabuurka, Waxa ay wada Xarxariiqday baabuurkii oo Dhan Ayadoo Dooneysa In ay Ka Qaado Rinjiga Baabuurka markii ay dhamaysatay howsheediina waxay isaga dhaqaaqday goobtii.una dhaqaaqday gurigi ay markii hore kasoo tagtay 

       Halkaan Ka Daawo Haweeneydan Carootay




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxay Samaysay Markii Ay U Carootay Ninkeeda?? +(Video Daawo Adaa Yaabi Doonee)
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-10T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxay Samaysay Markii Ay U Carootay Ninkeeda?? +(Video Daawo Adaa Yaabi Doonee)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments