Markii aroosi lahaa uu diidey in uu yimaado xaflada Gabar Madoow ah oo Boombilo loo aroosiyay.

Markii aroosi lahaa uu diidey in uu yimaado xaflada Gabar Madoow ah oo Boombilo loo aroosiyay.


ADVERTISEMENTS
 Dadka wadanka Nigeria ayaa aad u carooday markii lasoo sawiray arooska gabar u dhalatay dalkaas oo lagu daray boombilaha dharka bartamaha qaarada Yurub.

Dadka ay saaxiib yihiin gabadhaan ayaa sheegay in gabadhaan ay caruuskeeda ka baratay internet-ka.

Kadib waqti yar oo ay sheeko wadaag ahaayeen ,waalidka gabadhaan ayaa ku cadaadiyay iney guursato ninkaamn ay ka jeclaatay online-ka ee kunool Yurub.

Caruusadii ayaa u duushay Yurub kadib markii ay heshiiyeen laakiin nasiib daro waxaa uu ninkii diiday inuu yimaado xaflada si loola sawiro saaxibtiis.


Qaar ka mid ah saaxibada gabadha iyo caruusada ayaa go,ansaday iney si socoto xaflada arooska iyadoo guursaneysa “mannequin” oo ah boombile suurada aadanaha leh kaas oo ay carwooyinku u isticmaalan iney dharka saartaan.

Dadka reer Nigeria ayaa nasiib xumo ku tilmaamay in gabadhaan intii ay ka carareysay wiil madoow iney guursatay boombile cadaan ah.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Markii aroosi lahaa uu diidey in uu yimaado xaflada Gabar Madoow ah oo Boombilo loo aroosiyay.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-16T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Markii aroosi lahaa uu diidey in uu yimaado xaflada Gabar Madoow ah oo Boombilo loo aroosiyay.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments