Lamaanayaal Gaa gaaban Oo Fanaaniin Ah Oo Mar Qura Loo Dhigay Aroos Wadajir Cajiib Ah (Daawo Sawirada)

Lamaanayaal Gaa gaaban Oo Fanaaniin Ah Oo Mar Qura Loo Dhigay Aroos Wadajir Cajiib Ah (Daawo Sawirada)


ADVERTISEMENTS
Todobo Lanaane oo ahaa dadka Gaagaaban ayaa Guur Wadareed loo gu sameeyay Caasimada Wadanka Shiinaha ee Bijiin ,Xafladaasi oo aheed mid qiimo badan dad badana kasoo qeyb galeen.

Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniin hadana gaagaaban ayaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwaad lagu magacaabo “Tianpi Shadow” Dad`da lamaanayaashaasi ayaa u dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ay yahiin 4 feet.


Goobta aroska ayeey soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro inta aysan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd lamaanayasahaasi.


Dareenka lamaanayasaha ayaana ahaa mid farxad badan laga dheehanayay iyadoona sacbis badan la kulmeen xiligii ay socotay xaflada arooskooda.






W/Q Gacal Xusen Gacal Ayman
shumis.net@hotmail.com


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Lamaanayaal Gaa gaaban Oo Fanaaniin Ah Oo Mar Qura Loo Dhigay Aroos Wadajir Cajiib Ah (Daawo Sawirada)
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-10T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Lamaanayaal Gaa gaaban Oo Fanaaniin Ah Oo Mar Qura Loo Dhigay Aroos Wadajir Cajiib Ah (Daawo Sawirada)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments