Kajal Aggarwal iyo Star Vijay oo hal filim ka soo wada muuqan doona

Kajal Aggarwal iyo Star Vijay oo hal filim ka soo wada muuqan doona


ADVERTISEMENTS
SuperStar Vijay ayaa sameyn doona filimkiisa 61-aad waxayna shashada wadaagi doonan Kajal Aggarwal oo Markoodi seddaxaad wada shaqeyn doona.

Ilayathalapathy Vijay ayaa filimkaan duubis ku bilaabi dooona February 2017 Vijay ayaa goor dhow soo gaba gabeyn doona Filimka Bairvaa.

Vijay filimkiisa ugu danbeeyay wuxuu ahaa Theri wuxuuna noqday blockbuster weyn waxaana la wahlinayeen Samantha iyo Amy Jackson.

Dhinaca kale Kajal Aggarwal ayaa Vijay kala soo muuqan doonto Filimkiisa 61-aad kajal ayaa Vijay la sameesay Filimaanta Jilla iyo Thuppakioo hit weyn noqdeen.

Dhinaca shaqada vijay ayaa soo goor dhow soo gaba gabayn doona filimka Bairvaa ka dib wuxuu isku diyaarin doona Filimkaan.

Sido kale Kajal ayaa ku mashquulsan Filimka ay lasoo wado Ajith Kumar waxaana filimka director ka ah Siruthai Siva


Si lamid ah waxay lasoo wadaa Chiyaan Vikram waxaana director ka ah Socrates Kajal ayaana U muuqado inay aad mashquul u tahay..




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Kajal Aggarwal iyo Star Vijay oo hal filim ka soo wada muuqan doona
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-05T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kajal Aggarwal iyo Star Vijay oo hal filim ka soo wada muuqan doona



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments