Indhool ayuu Iska dhigay si Uu uga jaaniso xabadan -Video

Indhool ayuu Iska dhigay si Uu uga jaaniso xabadan -Video


ADVERTISEMENTS
Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Austuralia ayaa waxa uu sameeyay tijaabo magaalda Melbourne isagoo doonaya inuu ogaado dadka Runsheegooda iyo amaanadooda.

Wiilkaa dhalinyarada ah ee kartida leh ayaa iska dhigay nin indhoole ah isagoo wareegaya wadooyinka magaalada oo xiran muraayad madow isla markaana adeegsanaya ulsha indhoole-yaasha si uu wadada ugu tilmaansado, dadkii wadada marayay ayuu ka codsnayay inay lacag u sariifaan $5 ah isagoo doonayay in loo jajabiyo hal doolar looga wada dhigo, laakiin waxa uu si ula kac ah ugu dhiibayay $50 si uu u eego sida ay wax yeelayaan.

Wiilkaa dhalinyarada ah ayaa kala kulmay niyad jab iyagoo dad badani isku dayeen inay ka faa’idaystaan indha la’aantiisa lacagtana ugu sarifayay si qiyaano ah, qiyaanadaana inta badan ragga ayaa u badnaa, laakiin haweenku waxay ahaayeen kuwo ka amaano iyo runsheeg badan.


Halkaan Riix oo Daawo Muuqaalka







ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Indhool ayuu Iska dhigay si Uu uga jaaniso xabadan -Video
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-01T18:38:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Indhool ayuu Iska dhigay si Uu uga jaaniso xabadan -Video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:38 PM and have 0 comments