Ila Tali: Lacag ayaan ka xaday macalinka schoolka

Ila Tali: Lacag ayaan ka xaday macalinka schoolka


ADVERTISEMENTS
Ila Tali: Lacag ayaan ka xaday macalinka schoolka.

warqadaan waxay naga soo gaartay wiil magaciisa ku sheegay Xamza, 

wuxuuna marka hore u mahadnaqay hoolwadeenada webka, hadalkiisa wuxuu ku bilaabay sidatan:

macalinka schoolka wuxuu ahaa macalin xaasid ah 


wuxuu ahaa mid igu karan, 

anigane waan la coloobay isaga, maalin ayaan qolkiisa galay 


waxaan ka xaday lacag armaajada ugu jirtay markaa waxaan sameenayay aad baan u yaraa laakiin hada waan waynaaday 

waxaan rabaa lacagtii in aan u celiyo qaabkii aan ugu celin lahaa aniga oo iska dhigeen nin wax xaday ma ii sheegi kartiin walaalyaal



W/Q: Daalac Daahir Shoot

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Tali: Lacag ayaan ka xaday macalinka schoolka
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-14T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Tali: Lacag ayaan ka xaday macalinka schoolka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments