Ila Qosol: Robert Mugabe iyo shactaradiisa kkk

Ila Qosol: Robert Mugabe iyo shactaradiisa kkk


ADVERTISEMENTS
Koox wariyayaal ah ayaa utagay Robert Mugabe hogaamiyaha Liibiya  markaasa ayaa la waydiiyay su'aal  waxaa la yiri : 


Kawaran Robert Mugabe yoow wadamada reer galbeedka Waxay Sheegayaan in  Aduunka 2017 Ka Uu Ku Egyahay 

Kadib aduunya Gadoon uu dhici doono, 



intuu qoslay  Kulaha Reer galbeedka futada cad Beentood Waaye  kkkkkkkkkkkkkkk 


Daawada Aan Cuno Ayaaba 2018 Dhici Rabto lolz kkkkkkkkkkkkkk

 Nin Waalan Waye Ma Fayooba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan ila qosolka Robert Mugabe loolz

Sheekada waxaa leh: Dahir Ahmed Abdi ( From: Somali Jokes Group)

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Qosol: Robert Mugabe iyo shactaradiisa kkk
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-14T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: Robert Mugabe iyo shactaradiisa kkk



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments