Ila Qosol: Qosolka aduunka wallahi labadaan Nin maxaa kala heesta kkkk

Ila Qosol: Qosolka aduunka wallahi labadaan Nin maxaa kala heesta kkkk


ADVERTISEMENTS
Ila Qosol: Qosolka aduunka wallahi labadaan Nin maxaa kala heesta kkkk

Hadda ka hor mid mooryaan ah ayaa soo dhaawac may, 

isbitaalka ayaa la keenay wuu cabaadaayaa  "yaa ilaahey yaqaano aaaaaaaa uuuuuuuuuu yaa ilaahey yaqaan" ayuu dhahaa, 

Koo reer xamar meesha taagnaa kulahaa mugoo ani ilaahey ma aqaani kkkkkk 


Mid meesha isna taagnnaa  ayaaa dhahay alla ku cadaab war ma gaal baa tahay waa maxay ilaahey ma aqaan,


 kulahaa kii reer xamarka ahaa "  war moog iska aamus wax ma taqaanidee, 

dadkan fara dheer ayaaa la dhahaa haddii  aad haa dhahdo waa kasaa ilaah hadda noo geey ayee ku dhahaayaan kkkkkk 

hadii ay ku dhahaan maxaa sameenee loolz kkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot


E-mail: daalac9@hotmail.com

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Qosol: Qosolka aduunka wallahi labadaan Nin maxaa kala heesta kkkk
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-14T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: Qosolka aduunka wallahi labadaan Nin maxaa kala heesta kkkk



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments