Ila Qosol: please type anykey to continue kkkkkkkkkk

Ila Qosol: please type anykey to continue kkkkkkkkkk


ADVERTISEMENTS
Ila Qosol: please type anykey to continue kkkkkkkkkk

Mid ayaa wuxuu ku jiray barashada Computer ka, 

maalin isaga oo shiday Computer kiisa ayaa waxaa usoo baxday qoraal ah please type anykey to continue, 

kii marka keyboard wuxuu ku raadiyay anykey siduu u raadinayay wuu ka waayay 



kulahaa Enter waan arkaa Shift waan arkaa Backspace waan arkaa asdafghjkl waan arkaa laakiin Anykey maba iigu yaalo 


maxaa talo ah aan sameeyaa kkkkkkkkk 

asi iyo wareer maxaa kala heesto kkkkkkkkkkkk 


waligaa raadi Anykey kkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot




E-mail: daalac9@hotmail.com



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Qosol: please type anykey to continue kkkkkkkkkk
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-14T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: please type anykey to continue kkkkkkkkkk



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments