Ila Qosol: Koo Somali iyo Dr maxaa kala heesta

Ila Qosol: Koo Somali iyo Dr maxaa kala heesta


ADVERTISEMENTS
Ila Qosol: Koo Somali iyo Dr maxaa kala heesta kkkkk


 Mid Soomaali ah ayaa utagay dhakhtarka caruurta, 


markaas ayuu ku dhahay Dr waxaan rabaa Vitamin oo aan uraba cunugeyga, 


Dr ayaa dhahay ma waxaad rabtaa Vitamin A ama B ama C, 


kii Soomaaliga wuxuu u fahmay ABC hingaada, 


markaasuu dhahay war ani cunugeyga wuu yaryahay wali wax aqris magaarin kkkkk 


caadi ma ahan ninka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk





Waxaa alifay: Daalac Daahir Shoot



W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Qosol: Koo Somali iyo Dr maxaa kala heesta
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-13T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: Koo Somali iyo Dr maxaa kala heesta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:00 PM and have 0 comments