Gabar uur leh oo laga goyn la’ yahay cunista Saabuunta.

Gabar uur leh oo laga goyn la’ yahay cunista Saabuunta.


ADVERTISEMENTS
Waxaa jirta hooyo taas oo dhalmadeeda ku hor marineysa iney cunto saabuun.

Jess Gayford waxaa ay wadaa uur 8 bilood ah waana cunugi labaad oo ay dhali doonto waxaana ay bilaawday iney cunto saabuunta dareeraha ah “liquid soap”.



Haweeneydaan waxaa ay sheegtay iney asbuucii cabto labo dhalo oo saabuuntaan ah.

“Dhib maleh ,waxaan xasustaa uurkii hore waxaan aad u jeclaa isticmalka digirta la dubay iyo burcad sidaa darted tani mucjiso ma’ahan.

Ninkeda Lee ayaa markii hore aad u walaacsanaa laakiin waxaa loo sheegay ineysan dhib u keeni doonin iney dhasho xaaskiisu.



Waxyaabaha ay ka kooban tahay saabuunta dareeraha ayaa la sheegay ineysan saameyn weyn ku yeelan doonin caruurta iyo dumarka uurka kaleh, inkastoo aan loosoo saarin in la cuno.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar uur leh oo laga goyn la’ yahay cunista Saabuunta.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-18T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar uur leh oo laga goyn la’ yahay cunista Saabuunta.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments