Gabar loo furay Dhalida gabdho badan darteed -Yabka daawo

Gabar loo furay Dhalida gabdho badan darteed -Yabka daawo


ADVERTISEMENTS
Arin aan horay loo arag haweeney Somaliyed oo ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka codsatay ninkeeda in uu furo iyadoo ay sabab u tahay dhalmadeeda badan ee gabdhaha ah , iyadoo markaasi dooneysa in wiilal ay dhasho .

 Haweeneydaan oo ninkeeda maxkamad Nairobi ku taal isaga soo furtay  ayaa iyadoo mar marsiyo raadineysa tilmaantay in  dhalmada wiilal iyo gabdho ay tahay mid awoodda alle ku xiran  balse ciladaasina ay ninkeeda u laabeneyso.

 Goob joogayaal ayaa ku soo waramay in haweeneydaan magaceda lagu soo koobay Mulki ay haatan haysato 5 gabdhood .



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA



Gabar loo furay Dhalida gabdho badan darteed -Yabka daawo

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar loo furay Dhalida gabdho badan darteed -Yabka daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-26T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar loo furay Dhalida gabdho badan darteed -Yabka daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments