gabar dhaxyar oo qurux badan

gabar dhaxyar oo qurux badan


ADVERTISEMENTS
Cayaaryahanka Kubadda cagta u dhashay Portugal una cayaara kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku qabsaday gabar model ah oo xayeysiisa dharka dabaasha oo lagu magacaabo Kristina Peric taas oo kasoo jeeda dalka Serbia. 

Gabadhaan modelka ah ayaa waxey u egyahay oo aan laga aqoon haweeneydii uu horey Ronaldo ula socdan jiray mudada dheer ee Irina Sheyk taas oo u dhalatay Ruushka balse ay kala hareen Ronaldo balse haatan la socota ama la saaxiib ah jilaaga Hollywood ee lagu magacaabo Bradley Cooper.

Ronaldo ayaa isagu ka helo inuu la socdo haweenka kuwa modelka ah ee quruxda badan balse xeriirkooda ma noqdo mid guuleysta sababtoo ah Ronaldo waxey ku eedeeyaan dumarkaasi inuusan u dhaqmin sida shaqsi lacag haysta oo caan ah ee uu dhaqmo sida nin cayaalka xaafada ah. 

Daawo muuqaalka



Mar kale soo booqo shabakada iftin

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: gabar dhaxyar oo qurux badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-22T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabar dhaxyar oo qurux badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments