Fadlan Marka Hore Kacsi Dartii Hawada Ha Galin Hadii Aadan Qaabkaan U Qancin Karin.

Fadlan Marka Hore Kacsi Dartii Hawada Ha Galin Hadii Aadan Qaabkaan U Qancin Karin.


ADVERTISEMENTS
Waxa laga yaabaa in rag badani kolka ay biyabbaxaan, u qaataan in hawshii galmadu ay dhammaatay, dabeetana intay dhinaca kale u jeestaan khuuro billaabaan, iyaga oon dheg jalaq u siin dhibaatooyinka uu falkoodaasi u geysanayo haweeneyda.

Hadduu ninku xaaskiisa u tago isagoon rabitaankeeda si wanaagsan u kicin ama isla markuu ka rito dhabarka u jeediyo, 


dhibaato xoog leh ayaa ka dhalata, natiijadii la filayey mid kadhan ah baana ka timaada, taasi oo ah inuu isagu biyabbaxo oo barbar u dhaco ayadoon kacsiba billaabin ama uu ku bargo’o ayadoon biyabbixin, sidaasina niyaddeeda iyo nafsaddeedu u dhaawacmaan. Bal eega Aayadda Qur’aanka ah:

(Waxay wanaag ku leeyihiin inta iyaga lagu leeyahay oo kale). Culimada Qur’aanka fasirta qaar baa Aayaddaasi ku macneeyey: (Ugu raaxeeya haweenkiinna sida aad adinkuba jeceshihiin inay idiinku raaxeeyaan).

Haddaba waxa loo baahan yahay inay biyabbaxa ka dambayso hawl kale oo gunaanad ah, taasi oo ah ugu yaraan salaaxid, iyo istiimin fudud. Waxa loo baahan yahay inuusan ninku ka dul kicin xaaskiisa isla marka uu biyabbaxo, balse uu sugo ilaa iyadu iga kac ka tiraahdo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fadlan Marka Hore Kacsi Dartii Hawada Ha Galin Hadii Aadan Qaabkaan U Qancin Karin.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-22T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fadlan Marka Hore Kacsi Dartii Hawada Ha Galin Hadii Aadan Qaabkaan U Qancin Karin.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments