Dumarka Oo Waqtiga Galmada Hadalkan Dareen Kooda Kiciya.

Dumarka Oo Waqtiga Galmada Hadalkan Dareen Kooda Kiciya.


ADVERTISEMENTS
Dumarka Oo Waqtiga Galmada Hadalkan Dareen Kooda Kiciya.
Soomaalida waxa ka qaldan
Ijmaaca iyo qaababkiisa iyagoo
dhaqamadii hore ee laga tagay
ayaa hadana waxaad moodaa
in soomaalida weli ku danbeeso
dhaqankii hore , Dumarka
soomaaliyeed oo badankoodu si
niyad jab ah ula sameeya
Galmada ragga soomaaliyeed
ayaanan mar walbo helin Raaxo
Rasmi ah.


Raga Soomaalida qaarkod waa
kuwa aanan waxba
ubilaawneen isla markaanan
aanan dabooli karin Baahida Xaaskiisa isagoo aanan siinin raaxo kufilan, waxa ay
had iyo jeer jecelyihiin ragu in ay ku boodaan Galmada iyagoon si wacan ukicin
dareenka dhigiiisa inkastoo ay muhiim tahay kahor galmada in dareenka Haweenka
lakacsho si loo helo Galmo Waaali ah.
Galmada Nuuca juuqlaayda ah waxa lagu yaqaanaa Xayaawaanada balse Galma
Soomaaliyeedku waxa
ay noqotay mid shaabahda mida
xayaawanada oo codku ku ceshoomo
iyadoon gabadhu codka banaanka uso
dhigi karin marka ay karaar qaadato balse
waqtiga raaxada waxa wanaagsan inaad
dumarka waxyaabo dhowr ah dhegaheeda
ku dhibciso si dareen waaalan ay kuugu
qaado.
Dhegaha xaaskaaga ku shub
Hadalada ah ‘ Xabiibti oo Cod
naxariis iyo yar yariis kujirto adigoo
xabeeb isku yeelaya waxad
tiraahdaa Qalbii qoorta ayaan ka
dhunkanayaa durbababa waxa ay
noqoneysaa mid jariirico kasoo kacdo dareenkeeduna cirka isku shareera markaad
dhunkaneyso sahal ha uga so laaban oo labo mar neefta sug si kuleel ay
udareento.
Lawadaag hadal si aad dabeecadeeda ubadasho Waqtiga Raaxada iyo baashaalka
ka dhig waqti ay tabto ku rabeeb xasuus badan si markaad maqantahay ay ku
dareento waxa hubaal ah in Xaaskaagu xiiso xad dhaaf ah kuu qabi doonto hadii
aad mar walbo isku taxaluujiso inaad ku qanciso sariirta kual hadasho sariirta
korkeeda

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dumarka Oo Waqtiga Galmada Hadalkan Dareen Kooda Kiciya.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-25T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka Oo Waqtiga Galmada Hadalkan Dareen Kooda Kiciya.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments